Saturday, January 28, 2023

Macmiil Waa shuruudaha lagaaga baahan yahay markaad gaadhi kireysanayso (Customer Requirements When renting a car)

 

 

 

SHURUUDAHA QOFKA LOOGA BAAHAN YAHAY

1.  Inaad    tahay qof qaadi kara masuuliyadda Baabuurka

2.  Inaad    tahay qof da,a ahaan 20 ka yareyn .

3.  In         aad damiin soo ka xaysatid

4.  Inaan    gaadhiga cidkale loo dhiibi Karin ,adiga markuu kugu soo wareego.

5.  Waa     In aad gaadhiga Guudkiisa iska eegta (Body Car)inta aanad kaxeysan .

6.  Gaa      dhigu hadduu kireysan yahay 24 saacadood saacadaa uu kugu soo wareegay saacadeeda 

                waa inaad keentaa halkii aad ka kaxeysatay ama xafiiska Shirkadda .

7.  Inaan    gaadhiga aad loo kaxayn Karin xanfar (Speed) (Haddii gaadhigaasi aanu aheyn gaadhi

Safar     u baxaya)

8.  Waa      in la ilaaliyaa nadaafada gaadhiga.

 

 

 

FG: DAMIINKA /KIREYSTAHA WAXA UU MASUUL BUUXA KA YAHAY GAADHIGA 

WIXII SOO GAADHA

Saxeexa Damiinka/ Kireystaha                                    Saxeexa xafiiska

     _______________                                                        _______________

No comments:

Post a Comment